Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Duleedka Xudur

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa sheegay iney maanta toogasho ku dileen mid ka mid ah saraakiisha Al-shabaab, ayna dhaawaceen labo kale ka dib iska horimaad ka dhacay duleedka magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Saraakiisha ayaa sheegaya in iska horimaadkan uu bilowday markii ciidamada Xoogga dalka ay qaadeen howlgal lagu soo furanayey … Continue reading Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Duleedka Xudur